Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo soo saaray War Saxaafadeed Digniin ah (Akhriso)

Xafiiska Xeer Ilaalinta Qaranka Soomaaliya ayaa soo saaray War Saxaafadeed ku Saabsan soo Saaridda iyo Dhoofinta Dhuxusha, waxaana Xeer Ilaalina Digniin adag u dirtay Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku howlan dhoofinta Dhuxusha Sharci darada ah. Warka kasoo baxay Xeer Ilaalinta Qaranka ayaa lagu sheegay in Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranku uu baaris ku hayo fal-danbiyeedka dhoofinta Dhuxusha, waxaana … Continue reading Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo soo saaray War Saxaafadeed Digniin ah (Akhriso)